Dienstag, 15. Juli 2008

nayruush oo layaaban birigham

waa nayruush iyo birigham oo ninba ninka kale
leeyahy maxaa saa ka dhigay

waxaa waayahan dambe aad ugu soo badanaya paltlak dad da'doodu ay kor u dhaaftay 45 jirka

wakhtigii ay wax qabsan lahaayeen kana fkiri lahayeen

aayahooga iyo mustaqbalkooda oo 24 saacadood

markaad soo gasho aad ku arkayso iyagoo fadhiya

oo online ah waxaa ayaan daro weyn ah bilaamicnaha

ay paltlka ku hayaan iyo waliba aflgaadad ay u gaysanyaan

qabaa'ilka nasabka dumarka . waxaa ka mida tusaalana u ah

labadaas nin ee lakala yidhaado nayruush iyo birighamuk

waxaanu idin leenahay hadanu nahay bahda warbahinta iyo

diyaarinta wararka dadka noocaas ah .

waxaan markale ku celinaynaa inay ka joogaan edebdarda